Maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa digniin ay soo saareen u diray shirkadaha caalamaiga ah ee raacaya sharciga shidaalka Soomaalita oo dhawaan la ansixiyay.

Xukuumadda madaxweyne Deni ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in ay shirkadahani ka fogaadaan heshiiska uu saxeexay adaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ay iyagu kasoo hor jeedaan.

Dhanka kale war-saxaafadeedka ayay ku xustay in uu hsarcigani ka hor imanayo dastuurka qabyada ee Soomaaliya.

Halkan ka akhriso war-saxaafaeedka oo dhammaystiran:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga