Waxa war-murtiyeed laga soo saaray shir dhawaan magaalada Garoowe uga socday madaxweynayaasha maamulada Jubaland iyo Puntland.

Deni iyo Madoobe ayaa isla qaatay in ay isku mawqif ka yihiin arimaha doorashada, isla markaana shir lagaga arinsanayo doorashooyinka iyo arimaha siyaasadda la iskugu yimaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Halkan ka akhriso war-murtiyeedka oo dhammaystiran:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga