Shacabka Hindiya waxa kusii adkaanaysa nolosha maalin laha kadib shidaalka qaaliyoobaya ee dunida iyo fursadaha dalkan oo yar.

Waa dalka labaad ee ugu dadka badan dunida marka laga yimaado waddanka Shiinaha oo ah kan dadkiisu ay ugu badan yihiin.

Bilihii lasoo dhaafay waxa Hindiya qaaliyoobayay shidaalka noocyadiisa kala duwan iyo maciishadda kale.

Tusaale ahaan mootooyinka alaabaha lagu qaafo waa il shaqo oo Hindiya gudaheeda ay malaayiin qof ku tirsanyihiin waxaana cabasho xoogani ay ka taagan tahay maaraynta nolosha dadkaas kadib qiimaha shidaalka oo sii kordhaya.

Dagaalada dunida ka socda iyo rarka kala xidhan ayaa keenaya nolosha oo adkaanaysa wadamo badan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga