War lagu faafiyay boga hay’adda NISA ee Twitter-ka ayaa lagu sheegay in taliyaha uu magacaabay madaxweyne Farmaajo uu xilka kula wareegay munaasibad ka qasoontay gudaha xarunta, xili uu Turkiga ku maqanyahay taliyihii hore Fahad Yaasiin.

Ciidamo badan oo wata hu culus ayaa la dhigay wadooyinka gala xarunta NISA, waana ciidamada Duufaan oo ka amar qaadan jiray Fahad Yaasiin.

Taliyaha uu magacaabay raysalwasaare Rooble ee Bashiir Gooe ayaa la filayay in maanta uu xarunta tago isla markaana si toos ah shaqada u bilaaoo.

 

Wararka kasoo kordha kala soco SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga