Booliska Maraykanka ayaa gacanta kusoo dhigay nin looga shakisanyahay in uu dilay imaam caan ka ahaa magaalada Colombus iyo guud ahaan gobolka Ohio, kaas oo maydkiisa laga helay duurka.

Imaam Maxamed Xasan Aadan wuxuu ahaa imaamka Soomaalida ee magaalada Columbus halakas oo Soomalai tior badani ay ku dhaqan yihiin.

John W. Wooden oo ah danbiile hore loogu xidhay danbiyo uu galay ayaa imika loo haystaa in uu ka danbeeyay dilka imaamka, waxaana socda baadhitaano dheeraad ah oo arintan ku saabsan.

Guriga eedaysanaha la xidhay ayaa laga helay hub looga shakiyay in uu yahay kii lagu dilay AHU marxuumka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga