Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa aqbalay is casilaad ay usoo gudbisay Nikki Haley oo iska casishay xilkii Safiirka Maraykanka u fadhiyey Qaramada Midoobay.

Madaxwayne Trump ayaa ku sheegay Twitter-kiisa in uu aqbaladay is casilaadda Nikki Haley isaga oo uga Mahadnaqay Mudadii ay Kasoo shaqayanaysay Xafiiska,

Nikki Haley waxaa loo magacaabay xafiiska Qaramada Midoobay bishii Nofeembar 2016.

Ka hor inta aan loo magacabin Xafiiska Qaramadda Midoobay waxay Haley ahayd guddoomiyaha Gobalka South Carolina,

Gabadhan u dhalatay dalka Hindiya, Nikki Haley, ayaa ahayd Diplumaasiyad ku xeel dheer Siyaasadda Arimaha Dibadda,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga