Xildhibaanadda lagasoo doorto Minnesota ee ka tirsan Koongareeska Maraykanka, Ilhan Cumar, ayaa cod ay dhiibatay kala kulantay cambaarayn.

Ilhan ayaa u codaysay in la meel mariyo $3.3 billion oo deeq iyo heshiisyo hub ah oo la siinayo Israel.

Hore waxa Ilhan loogu bartay in ay difaacdo Falastiiniyiinta, balse imika dad badan ayaa ku dhaliilay codka ay ka dhiibatay qorshahaas.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga