Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa difaacay go’aanka uu madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi si ku meel gaadh ah ugu sii dhiibay Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliland.

Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir oo isaga oo dalka dibadiisa ku sugan ayaa yidhi “Dalka Waan ka maqanahay, dalkuna Madaxweyne Qaran ayuu leeyahay, haddii Uu Madaxweynuhu Wasaaradda arrimaha Dibedda Si ku meel gaadh ah ugu sii dhiibo Wasiir Sacad Cali Shire Wax dhib ah oo ku jirtaa ma jirto.” Wasiir Faratoon

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga