Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaaladda Hargaysa ayaa Sheegay in dadka reer somaliland waxay Filayeen aanay Ka Helin Xukuumadda Taladda Haysa ee Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuku tilmaamay hogaaminta Madaxwayne Muuse Biixi in ay dadka kala Fogaysay sidoo Kalena Dastuurkii dalka aan Lagu dhaqmaynin.

Sidoo Kale Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Wuxuu Tilmaamay in Hantidi dalka Loo adeegsaday sifo gaara, Ku timushada cadaalada ayuu sheegay in ay Caado Ka naqotay Gudaha Somaliland,

Cabdiraxmaan Ciro ayaa Sidoo Kale Tilmaamay in ay Luntay Kalsoonidii Beesha Caalamku Ku Qabtay Somaliland.

Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro ayaa Wacad Ku Maray in aanu Marna Aqbali Doonin, isagoo Ansixintii Komishanka Cusubna Ku Tilmaamay Agbambi Dalka Laga Gaystay Dalka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga