Muhaajiriinta beegsata waddanka Ingiriiska ayaa kordhay maalmihii lasoo dhaafay iyadoo ay gaahddeen rikoodh cusub ama tiro maalinle ah oo aan hore loo arag.

In ka badan 1,000 qof ayaa maalintii Khamiista oo kaliya doonyo ku galay waddanka Ingiriiska iyagoo ka baxay dhanka xeebaha Faransiiska iyo wadamada kale ee Kanaalka Ingiriiska.

Dawladda Ingiriiska ayaa muhaajiriintan cusub walaac ka muujisay, xili imika aanay qayb ka ahayn Wadamada Yurub.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga