Muhaajiriin Soomaali ah oo Malta lagu maxkamadaynayo

Muhaajiriin u dhashay dalka Soomaaliya ayaa lagu maxkamadaynayaa dalka jasiiradda Yurub ka tirsan ee Malta, sida ay tilmaamayaan wararka kasoo baxaya jasiiraddu.

Muhaajiriinta Soomaalida ayaa qayb ka ah muhaajiriin 12 ah oo u kala dhashay wadamo qaaradda Afrika ah, kuwaas oo loo haysto danbiyo khasaaare hantiyeed oo ay sababeen ah.

Eedaha loo haysta ayaa tilmaamaya in ay ka danbeeyeen rabshado lagu dhacay hanti malaayiin dollar, iyadoo qareenada u doodayaana ay beeniyeen balse la filayo in la maxkamadayn doono dhawaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga