Maxkamad Ku Taalla Dalka Britain Ayaa Shaacisay In Xukun Lagu Riday Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Eedeeyay In Uu Ku Biirayay Kooxda Daacish,

Muwaadinka Soomaaliyeed Oo Haysta Dhaalashada Dalka Holland Ayaa Kasoo Hormuuqday Maxkamad Ku Taalla London,Ayaa Waxaa Lagu Xukumay 8 Sano Oo Xabsi.

Booliska Uk Ayaa Sidoo Kale Waxaa Ay Sheegeen In Aweys Ay Tashkiilisay Haweeynay Soomaaliyeed Oo Lagu Magacaabo Raaqiya Xusseen,Islamarkaana Ay U Ballan Qaaday In Ay Guursan Doonto Hadii Uu U Biiro Kooxda Daacish.

Martin Edmunds Oo Ah Garsooraha Maxkamadda Ayaa Sheegay In Dadka Doonaya In Ay Dilaan Madaxda Ee Weeraradooda Laga Hortaggo Ay Mudeysan Doonnaan Xukunka Aweys Oo Kale.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga