Magaalada Dhuusamareeb waxa ka dhacya sika hor imaado hubaysan oo dhex maray cidamo ilaaoo u ah murashaxiinta Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Cabdullaahi Aadan Kulane oo ku tartamaya kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka.
Ciidamada Boolsika Dhuusamareeb oo arintan ka hadlay ayaa sheegay in la xaliyay shaqaaqada dhacday oo ka dhlatay ‘moobilo la kala qaatay’ sida ay ay abadhitaan ku ogaadeen.
Xalay ayaa magaalada laga maqlay dhawaqa rasaasta la is waydaarsaday ee labada ilaalo dhex martay.