Dawladda Soomaaliya iyo Midawga Afrika ayaa gaadhay heshiis is-af-garad ah kadib todobaado ay ku shirayeen magaalada Muqdisho.

Labada dhinac ayaa saxeexay heshiis tilmaamaya in hawl galka AMISOM loo bedelo hawl galka ATMIS oo macnaheedu yahay hawl galka ku meel gaadhka ah ee Midawga Afrika ee Sooamaliya.

Soomaaliya iyo Midawga Afrika waxay isla qaateen in aan waxba laga bedelin sida uu hawl galku u shaqyan jiray dhanka maamulka, balse ciidamada Sooamalida ay awood badan helaan si loogu diyaariyo hanashada amniga dalka.

Bisha March ayaa la qorsheeyay in si rasmi ah oo dhaqan galiyo heshiiska.

Halkan ka akhriso:

 

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga