Shiinaha ayaa sanadihii lasoo dhaafay dawo-dhaqameedkiisa ku fidinayay gudaha qaaradda Afrika, iyadoo dad badani ay la qabatimeen.

Khubarada qaar ayaa aaminsan in qorshaha Shiinuhu uu halis ku yahay xayawaanka ku nool Afrika oo qaar badan oo ka mid ah loo adeegsado dawo-dhaqameedka Shiinaha taas oo hawl wadeenada Shiinuhu ay meelo ka mid ah Afrika ka wadaan qabqabashada xayawaankaas.

Dhakhaatiirta Shiinaha ayaa siyaabo kala duwan oo badi dhaqan ah wax u daweeya iyagoo qaarkood ay isticmalaayaan ugaadh iyo xayawaano kale.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga