Dawladda Maraykanka ayaa soo saartay liis cusub oo alShabaab ah oo ay ku xusanyihiin rag ay doonayso in macluumaad ku aadan loo soo tebiyo, kuwaas oo adduun badan ay ku raadinayso.

Maraykanku wuxuu sheegay in ciddii soo gudbisa meesha ay ku suganyihiin ama macluumaad kale oo ku aadan lagu abaal marind oono lacag dhan $21 million, iyadoo dawladda Maraykanku ay sugi doonto amniga dadka xogta siiya,sida lagu xusay war kasoo baxay Maraykanka.

Raggauu Maraykanku doonayo ayaa kala ah AbuCubayda, hogaamiyaha alShabaab, Mahad Karate, madaxa sirdoonka, Fu’aad Maxamed Khalaf, madaxa maaliyadda iyo Jacfar oo lagu sheegay madaxa qoshaynta iyo hawl galada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga