Shirka Wadatashiga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii afraad oo xidhiidh ah.

Waxay ahayd in shalay ay dhinacyadu saxeexaan heshiis laga gaadho arimaha laga dooday, balse Khamiista ayaa dib loo balamay.

Madaxda ayaa weli ku kala qaybsan masuuliyadda amniga oo hore loogu dhiibay raysalwasaaraha. Madaxweynaha Puntland ayaa taageersan in Rooble sii hayo masuuliyadda amniga halka madaxweynayaasha kale ay ka gaabsadeen arinkan, iyadoo madaxweyne Laftagareen uu isagu cadeeyay in Vilaa Soomaaliya uu la safanyahay.

Maanta ayaa la filayaa in Shirka lasoo xidho.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga