Haweeyneyda hogaamisa dalka Myanmar  oo ay weheliyan madax kale oo ka tirsan xukumadeeda ayaa maanta hor imanayaa maxakamada calamiga ah ee cadalada dunida ee loo yaqaano ICJ ee talla dalka Holland.

Masuuliyiintan ayaa loo haysta in ay ka danbeeyen oo ay iyagu soo abaabulen xasuuqi baladhna ee loo geystay qowmiyada rohingya ee laga tirade badan yahay ee ku nool dalkasi  Myanmar.

Dacwad ogayasha ayaa badhitaankodan ay sameeyen waxaay ku sheegen in ay ciidamda Myanmar, ay iyagu si toos ah ugu lug lahayeen barakicinta iyo dilka loo geystay dadka rohingaha ah ee  muslimiinta ah

Ku dhawaad 700 000 oo rohingya ah  ayaa ka cararey deeganadoodii kuwas oo galey dalka bangaladesh oo  deris la ah dalka Myanmar.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga