From left, Vice President Mike Pence, President Donald Trump, Health and Human Services Secretary Alex Azar, meet with GlaxoSmithKline CEO Emma Walmsley, right, and other pharmaceutical executives in the Cabinet Room of the White House, Monday, March 2, 2020, in Washington. (AP Photo/Andrew Harnik)

Dalka Maraykanka ayaa galaya laba todobaad oo la saadaalinayo in dhimashada caabuqa Covid-19 ay gaaadho meel aan hore loo arag dunida oo dhan.

Madaxweynaha Marayknka, Donald Trump, ayaa ka digay in dalkiisa ay kusoo socoto xaalad aad u adag, isagoo ku tilmaamay ‘nolo iyo geeri is-barbar socota.’

Tirada dadka Covid-19 u dhintay ee Maraykanka ayaa gaadhay 4000 oo qof habenimadii Arbacada, waxaana ay khubarada caafimaadku sheegayaan in tirada guud ay gaadhi karto 100,000 illaa 200,000 oo kun oo oqf inta u dhaxaysa gudaha Maraykanka oo kaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga