Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo, oo ka hadlay waaxda arrimaha dibadda Maraykanka maalintii Arbacada, ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada Maraykanka iyo xulafadoodu ay qabteen doonni ay Iiraan lahayd oo hub u sidday kooxda Xuutiyiinta.

Pompeo waxaa uu sheegay, inaan la aamini karin Iiraan, Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo muu sheegin cidda ay yihiin xulafada Maraykanka ku wehelinayay qabashada doontaas, balse Maraykanka ayaa waday dedaallo uu Qaramada midoobay kaga dalbayo in la dheereeyo cunaqabataynta hubka ee saaraan Iiraan, taas oo uu wakhtigeedii dhammaad ku dhow yahay.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga