Dawladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku caawin doonto $257 million, waxaana sidaa sheegtay Diana Putman oo ka tirsan hay’adda mucaawinada dibadda ee Maraykanka.

Lacagtan ayaa loogu talo galay in wax lagag qabto xaaladaha bini-aadamnimo ee ka jira Soomaaliya, iyo dadka u baahan gargaarka degdegga ah.

Maraykanka ayaa qorsheeyay in sanadkan uu Soomaaliya ugu deeqo aduun lacageed oo dhan $498 million, taas oo noqonaysa lacagtii ugu badnayd  abid ee deeq ahaan uu Soomaaliya u siiyo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga