Xukuumadda madaxweyne Trump ayaa shaacisay in ay laashay waxa loo yaqaano kaadhka cagaaran ama Green Card, kaas oo qofka lasiiyo uu degenaasho rasmi ah ka helo dalka Maraykanka.

Donald Trump ayaa tallaabadan ku dhawaaqay maalin kadib markii uu shaaciyay in uu joojin doono dhammaan muhaajiriinta gala dalkaas, lamana oga sida ay dal-ku-galka u saamynayso xili imikaba uu joojiyay dal-ku-galka Maraykanka.

Trump wuxuu mar kale sabab uga dhigay qorshihiisan si uu ula tacaalo caabuqa Covid-19, waxaana mudada uu socon doono uu ka dhigay 60 maalmood ama laba bilood.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga