Dawladda Maraykanka ayaa Soomaaliya ka cafinaysa adduun lacageed oo ka abdan $1 billion oo dayn ah, taas oo Soomaaliya lagu yeeshay sanadadii lasoo dhaafay.

Safiirka dawladda Maraykanka ayaa saxeexay heshiis ay la galeen dawladda Soomaaliya oo uu saxeexay wasiirka maaliyadda, Cbadiraxmaan Bayle.

Soomaaliya ayaa sanadihii lasoo dhaafay dedaal ugu jirtay sidii looga cafin lahaa daymaha balaayiinka doolar ah ee lagu leeyahay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga