Maraykanku wuxuu wax ka bedel ku samaynayaa siyaasadiisa ku wajahan kooxaha uu u yaqaano argagixisada, oo koxda alShabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ay ku jirto.

Dib u eegista siyaasadaha Maryakanka ee alShabaab ayaa la jaan qaadaysa xukuumadda madaxweyne Joe Biden oo qorshe qayb ahaan ka duwan kii maamulkii hore kaga hawl galaysa gobolo badan oo dunida ah, dano kala duwanna ay ka leeyihiin.

Waa war imanaya kadib booqasho ballaadhan oo wefti ka socda Maraykanku ay ku yimaadeen Soomaaliya.

Maraykanka ayaa imika araba in uu kor u qaado dedalada uu ugu jiro la dagaalnak kooxaha uu diidanyahay ee argagixisada uu u yaqaano, isagoo si agar ah hawl galka AFRICOM isha ugu haya, dawladaha Afrikana ka tagaeeraya sidii loo wiiqi lahaa awoodda kooxahaas.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga