FBI-da dalka maraykanka ayaa jehad serwan Mustafa oo ah muwadiin uu dhashay  dalka maraykanka oo  uu dagaalama kooxda al-shabaab ee ka hawl gala somaliya , uu aqoonsatay in uu yahay qofka kaliya ee uu dhashay dalka maraykanka ee hada ugu darajada sareeya kooxaha argagixiiisada ah  ee ka jira  dunida.

Isla markana fbi-da ayaa madaxiisa dul dhigtay lacag dhan 5 milyan oo doolar , lacagtan ayaa la siin doona cid kasta oo warbixiin ka siisa lamaaha amaanka ee dalka maraykanka  soo qabashada jehad serwan .

Ninkan ayaa hada uu qabilsan a-lshabaab werarada qaraxyada ah ee laga fuliyo dalka dibadiisa sido kalena waxaa uu tababare uu yahay  waxda alshabab uu qabilsan arimaha qaraxa.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga