Waxaa isa soo taraya baaqyo nabadeed oo loo jeedinayo maleeshiyo beeleedyo ku dagaallamaya gobolka Mudug, siyaasiyiin culimo-awdiin iyo dad kaloo akhyaar ah, ayaa ugu baaqay in nabadda lagu dadaalo.

Deegaanka Af-barwaaqo, ayaa waxaa ku dagaallamaya laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda deegaannada Puntland yo Galmudug, taasoo dagaalku uu ka bilaabmay dhul-daaqsimeed.

Magaalada Gaalkacyo, ayaa kulan ay bulshadu iskugu timi waxaa loogu baaqay walaalah dagaallamay inay colaadda joojiyaan kuna dadalaan nabad, iyagoo xusay inaan hadda taag loo hayn dagaal.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga