Madaxwaynaha Falastin, Mahmoud Abbas, Ayaa Ku Eedeeyay Ururka Xamaas In Ay Ka Danbaysay Qaraxii Lagu Bartilmaameedsaday Kolonyada Ra’Iisul Wasaaraha Falastiin Rami Hamdallah,Xili Aw Kusoo Jeeday Magaalada Qasa Todobaadkii Hore.

“Ma Doonayno In aan Macluumaad Ka Helno, Sababtoo Ah Waxaan Ognahay Inay Yihiin, Dhaqdhaqaaqa Xamaas, Kuwii Dhacdadan Sameeyay,” Abbas Ayaa Sidaas Yidhi Subaxnimadii Isniintii.

Raysal Wasaaraha Falastiin Iyo Waftigii La Socday Ayaanay Wax Dhaawac Ahi Soo Gaadhin, Marka Laga Reebo Todoba Askari Oo Kamid Ahaa Ilaaladii Oo Ku Dhaawacmay Qaraxa

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga