Madaxweynihii hore ee dalka Pakistan perves mushraf  ayaa maxakamada ku talla dalka Pakistan ay ku xukuntay xukun dil ah .

Ka dib markii lagu helay in uu sameeyey khiyamo qaraan oo sharciga dalkana uu ku xadgudbay  sii uu talada wadanka gacanta ugu hayo

Danbiga uu galay ee hada maxakadu ku qaday ayaa dhacay sanadkii 2007 ,wakhtigaas oo uu xalad degdeg ah dalka kaga dhawaaqay ka dib markii uu arkay in dalka ay ka socdan isbahaysiyo siyaasadeed  oo ka soo horjeeda xukunkiisa .

Mr mushraf ayaa hore uu soo noqday taliyaha guud ee ciidamada dalka Pakistan oo uu wakhti dheer ahaa ,balse sanadkii 1999kii ayuu  talada wadanka ku qabsaday afgambi  isago ilaa 2008 ahaa madaxweynaha dalka Pakistan .

Mushrraf Ayaa hada jooga malada dubia ee  imaraadka carabta.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga