Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/Weli Max’Ed Cali Gaas Oo Maanta Shir Jaraa’Id Ku Qabtay Magaalada Garoowe Kadib Markii Uu Kasoo Laabtay Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Ee Lagu Soo Gabagabeeyay Baydhabo Ayaa Ka Hadlay Xiisadaha Ka Aloosan Gobolka Sool, Gaar Ahaan Deegaanka Tukaraq, Isagoo Xusay In Somaliland Ay Kusoo Duushay Dhul Aysan Lahayn Ayna Iska Difaaci Doonaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga