Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu saxiixo sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa.

Sharcigan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn maanta la filayaa inuu in Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku Saxiixo Munaasabad ka  dhacaysa madaxtooyada Soomaaliya.

Agaasime ku xigeenka Warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliy C/rashiid Maxamed Xaashi oo ka la hadlay Warbaahinta  ayaa  sheegay in sharcigaan uu yahay mid muhiimad gaar ah u leh dalka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga