madaxweynaha puntland siciid cabdullahi deniĀ  ayaa wasiir dowlaha wasaarada warfaafinta ,isgadhsiinta iyo dalxiiska puntland uu magacabey cabdifataax nuur axmed

sida ku cad digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha puntland ,madaxweynaha ayaa marku ku qancay aqoontiisa kartidiisa waxaa uu goansadey in uu xilkan uu magacabo cabdifataax nuur axmed.

xilka loo magacabey cabdifataax nuur ayaa banaana ,waxaana la filayaa in xilkaasi loo dharin doono dhawaan .

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga