Aqalka madaxtooyada Somaliland waxa hadda uu shir uga socdaa madaxweynaha Somaliland iyo madaxda xisbiyada mucaaridka.

Muuse Biixi, Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka arinsanaya arimaha doorashooyinka oo khilaaf culusi uu ka taaganyahay.

Meesha caalamka ayaa dhinacyada ku cadaadinaysa in ay heshiis gaadhaan, si doorashada loo qabto sanadkan cusub ee 2020.

Goor dhow ayaa la filayaa in uu war kasoo baxo kulanka.

WARKA KASOO BAXA KULANKA KA DHEEHO SHEEKADAN OO SII SOCON DOONA…

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga