Madaxwaynihii dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa geeryooday kadib markii wadnuhu istaagay, sida ay shaacisay dawladda dalkaasi.

Bayaan lagu daabacay barta Twitter maanta oo Salaasa ah, ayay dawladdu waxay ku shaacisay geerida madaxwaynaha oo ahaa 55 jir.

Madaxwaynaha ayaa ku geeryooday cisbitaalka Karusi halkaasi oo uu wadnuhu ku istaagay 8 June sida lagu sheegay bayaanka.

Wuxuu ahaa madaxwaynaha dalka illaa sannadkii 2005-tii.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga