Kulankani Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Hay’Ada Beeraha Iyo Cuntada Aduunka Ee FOA Oo Aw Horkacaayo U Qabilsanaha Hay’Ada Ee Somaliland Iyo Somalia,

Waxaa Kulankan Lagaga Hadlaayay Sidii Hay’Ada FOA Qayb Uga Naqon Lahayd Dadaalka Xukuumada Somaliland Ugu Jirto Horumarinta Ha’Adaha Kala Duwan Ee Dalka Iyo Ka Qayb Qaadashada Xaaladaha Abareed Ee Kusoo Noq-Noqda Qaar Kamida Gobaladda Dalka

Wagftigan Ka Socda Hay’Ada FOA Ayaa Dhankooda Balanqaaday Inay Sii Kordhindonaan Ayna Laban Laabi Doonaan Hawlihii Ay Ka Wadeen Somaliland.

Kulan-Kan Ayaa Waxaa Goobjoog Ka Ahaa Wasiirada Beeraha Iyo Qorshaynta Qaranka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beerah

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga