Wefti uu hoggaaminayo madaxwaynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa imika gaadhay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Weftiga madaxwayne Farmaajo ayaa waxaa kasii horreeyay raysal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, waxaana la filayaa in uu kulan la yeesho madaxda dawlad-goboleedyada oo halkaasi ku sugnaa, iyadoo la filayo inay ka wada hadlaan arrimaha doorashada Soomaaliya, kuwaasi oo maamulladu ku baaqay in la qabto doorasho dad badan.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga