Madaxwayne Deni, madaxwaynaha maamul-goboleedka Puntland iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Baydhabo ee caasimadda kumeel-gaadhka maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha Baydhabo, ayaa waxaa weftiga kaga hor yimi madaxwaynaha MKGS, mudane Cabdicasiis Laftagareen iyo masuuliyiin sare oo katirsan maamulkiisa iyo bulshada reer Baydhabo.

Madaxwayne Deni ayaa socdaalka uu ku gaadhay Baydhabo ku sheegay ”wada-shaqayn dhow” oo ay yeeshaan labada maamul.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga