Wararka Saab TV kasoo gaadhaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, ayaa sheegaya in madaxwaynaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen uu gaadhay magaaladaasi.

Madaxwayne Laftagareen ayaa ka qaybgeli doona shirka Dhuusamareeb 3.

Shirka Dhuusamareeb 3, ayaa la filayaa inuu furmo, iyadoo ay ka qaybgeli doonaan madaxwaynaha Soomaaliya iyo madaxwayneyaasha dawlad-goboleedyada Soomaaliya.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga