Madaxwaynaha Somaliland, ayaa saaka xadhiga ka jaray mashruuc ballaadhan oo ay Shirkadda SOMPOWER dalka keentay, mashruucaas ayaa ah mashruuca qoraxda lagaga dhalinayo tamarta ee Solor-ka ah, kaas oo ay masuuliyiinta shirkadu sheegeen inuu ku kacay lacag gaadhaysa 20 Milyan oo Dollar-ka Maraykanka ah, mashruucan ayaa laga hirgaliyay waqooyiga magaaladda Hargeysa.
Sidoo kale masuuliyiinta ayaa sheegay inuu mashruucani baahi tiri doono 80% baahida magaalada.
Waxay kaloo sheegeen in qiimihii laydhka la dhimi doono 25%.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay adduunka

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga