Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Lagusoo Dhaweeyay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Madaxwaynaha Eritrea iyo Weftigiisa ayaa Garoonka Magaaladda Muqdisho Waxaa Kusoo dhaweeyay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Xubno Kamida Gollaha Wasiiradda, Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanadda Federaalka iyo Maamul Gobaleedyadda Soomaaliya.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Booqashadda Madaxwaynaha Eritrea Ku Yimid Muqdisho u Fidiyey Sida ay SAAB TV u Xaqiijiyeen Masuuliyiin ka Tirsan Hawl-Wadeenadda Madaxtooyada Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga