Madaxwaynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi, wuxuu soo gaadhay Jabbuuti.

Waa socdaalkii ugu horreeyay ee madaxwayne Masar ka socdaa abid ku tago Jabbuuti, waxaana madaxtooyada Masaaridu sheegtay inuu la kulmi doono dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle iyagoo ka wada hadli doono arrimaha iskaashiga labada dal, oo uu ku jiro midka Militarigu.

Wax yar ka hor safarka Sisi, laba diyaaradaha Militariga Masar ah ayaa tegay Jabbuuti, kuwaas oo siday gargaar cunno iyo caafimaad sida ay qortay warbaahinta Masaaridu.

SAAB TV, isha xogta laga helo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga