Guddiga Nigeria U Qaabilsan La Dagaalanka Dhaqaalaha Sida Aan Sharciga Aheyn Lagu Helo, Ilaaliyana Dambiyada Dhaqaalaha La Xiriira, Ayaa Waxa Uu Garsooraha Ku Eedeeyay Inuu Kumannaan Kun Oo Doolar Ka Dalbaday Qof Looga Shakisan Yahay Inuu Musuq Maasuq Sameeyay.

 

Markan Ma Ahan Markii Ugu Horreysay Ee Uu Mr Umar Lagu Eedeeyo Inuu Laaluush Qaatay.

 

Shakiga Laga Qabo Daacadnimadiisa Ayaa Waxa Uu Soo Shaacbaxay Markii Gudoomiyaha Senate-Ka Nigeria – Oo Ah Siyaasiga Saddexaad Ee Ugu Awoodda Badan Waddankaasi – La Caddeeyay Sanadkii La Soo Dhaafay Inuusan Musuq Maasuq Ku Lug Lahayn.

 

Ilaa Iyo Imika Ma Jiro Wax War Ah Oo Ka Soo Baxay Mr Umar.

 

Madaxweynaha Nigeria Ayaa Wacad Ku Maray Inuu Waddankaas Ka Baabi’In Doono Falalka Musuq Maasuqa

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga