Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa markii ugu horaysay si cad u sheegay in aanu talada si toos ah u wareejin doonin hadii laga helo doorashada bisha November ka dhacaysay dalkaas.

Donald Trump oo saxaafaddu ay waydiisay in uu talada si nabdoon u wareejinayo ayaa yidhi “aynu eegno waxa dhaca. Waxaad ogtihiin in aan cambaareeyay sanduuqyada codka. Meesha ka saara, hadii kale wax aan wareejinayaa ma jirto xaqiiqdii. Waan sii joogi doonaa”.

Murashaxa Dimquradiga ee la loomaya Trump ayaa si adag u cambaareeyay hadalada Donald Trump.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga