6 ka mid ah shaqalaha Ciidanka Dab-demiska somaliland ayaa shaqadii laga joojiyay ka dib markii lagu soo eedeyay balwadaha Qaadka iyo sigaarka
Magacyada xibnaha shaqada laga joojiyay.

1. Amiin Ibraahim Cabidlaahi Taliye Xigeenkii xarunta Ciidanka Dab-demiska ee xarunta Axmed M/Haaruun.
2.Cawil Xaaji Ismaaciil Muuse Xubin
3.Cabdi Jirde Jaamac – Xubin
4.Mustafe Saleebaan Jaamac – Xubin
5.Cabdiwaaxid Faysal Axmed – Xubin
6.Maxamed Maxamuud Jaaquur – Xubin

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga