Warbaahinta SAAB ayaa goor dhawayd heshay liiska xubnaha xildhibaanada ee Golaha Guurtida Somaliland ay u saareen kasoo talo-bixinta muddo-kordhin mar kale loo sameeyo Golaha Wakiilada Somaliland oo illaa 2005-tii kuraasta ku fadhiyay.

Liiska ayaa ka kooban 29 xildhibaan, oo ka kooban 25 xildhibaan, shirguddoonka iyo xoghayaha golaha. Warqaddan hoose ka khriso magacyada xildhibaanada: 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga