Waa sannad-guuradii toddobaad ee bilowgii kacdoonka ee Liibiya.

 
Dibad-baxyo waawayn ayaa ka dhacay caasimadaha waawayn ee dalkaasi ciidamada booliska dalka ayaa adkeeyay amaanka isku socodka ayaa xadidan ilaa hada

 

“dibad baxyadani aya horseeday in la xakameeyo shacabka banaan baxaya

Ciidamo dheeraada ayaa lasoo taxay dhamaan agaarka xarumaha dawlada

 

Inkasta oo dad badani ay sheegeen in xukuumada hada talada haysaa ay keentay isbeddel badan,

 

haddana qaybta siyaasadeed ee socda ayaa wal-wal ku furtay nolosha dad badan oo Libyan ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga