Lebanese army soldiers run in front of a Credit Libanais Bank that was set on fire by anti-government protesters, in the northern city of Tripoli, Lebanon, Tuesday, April 28, 2020. Hundreds of angry Lebanese took part Tuesday in the funeral of a young man killed in riots overnight in the northern city of Tripoli that were triggered by the crash of Lebanon's national currency that sent food prices soaring. (AP Photo/Bilal Hussein)

Mudaharaadada ayaa galay maalintii labaad dalka Lebonan. Boqolaal dibad-baxayaal cadhaysan ayaa gubay xarumo baanan iyagoo qaar kalana burburiyay.

Shacabka Lebonan ayaa ka gadooday dhaqaale-xumada ka jirta waddanka, iyo qiimaha shilinka dalkaas oo hoos usii dhacayay muddooyinkii ugu danbeeyay.

Xiisada ayaa kor usii kacday kadib markii uu geeriyooday wiil ay toogteen ciidamadu.

Lebonan ayay ka jirtaa dhaqaale xumo baahsan oo taabatay noloshada dadku. Muddo lix bilood gudahood ah %50 ayuu hoos u dhacay boundka Lebonan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga