Maanta waxa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu dooranayaa 2 ka mid ah kuraasta Gobolada Waqooyi ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

Doorashada ayaa ka qabsoomaysa xarunta tababarada ciidamada booliska ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ammaankeeda aad loo adkeeyay saaka.

Waxa xusid mudan in mid ka mid ah kuraasta maanta uu u tartamayo Raysalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga