Kuuriyda Waqooyi ayaa damacsan furitaanka xarun wayn oo qayb ka noqon doonta tijaabooyinka gantaaalada balaastika ah ee ay tijaabiso. Duleedka magaalada caasimadda ah ee Pyongyang ayaa laga binaynayaa xaruntan, sida ay tilmaamayaan xogo laga helay Kuuriyada Waqooyi.

10kii sanno ee lasoo dhaafay, Kuuriayda Waqooyi waxay horumarinaysay barnaamijkeeda gantaalada ridada dheer ee qaaradaha isaga gudba.

Wada xaajood lagu rabo in lagu burburiyo barnaamijka nulkliyeerka iyo ganataalada ee dalkan ku yaala bariga fog ee qaaradda Asia ayaa hakad galay kadib markii ay baaqdeen kulamo dhex mari lahaa saraakiil Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ka kala socotay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga