Kooxda Man United oo 2/0 kaga badisay kooxda Huddersfield wareega 5-aad ee tartanka FA Cup-ka

 

Weeraryahanka Lumelu Lukaku ayaa dhaliyay labada gool ee ay Red Devils guusha ku gaartay isaga oo kooxda caawiyay in ay u gudubto wareega xiga.

 
Kadib goolkii 2-aad ee uu dhaliyay oo uu waliba caawiyaha ka noqday Alexis Sanchez Labada xiddig ayaa la dabaal degay taageerayaal garoonka soo galay iyada oo uu Waliba Alexis Sanchez kor u qaaday taageere yar

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga