Soomaaliya waxa kordhay kiisaska fayraska Covid-19 iyadoo kiisas cusub lagasoo sheegayo maamulada qaar.

24-kii saacadood ee ugu danbeeyay waxa la diwaan galiyay 23 kiis gudaha Puntland, 12 kiis oo ah Jubaland, halka gobolka Banaadir laga helay 1 ruux.

Lama oga sababta kiisaska kordhisay mar kale, balse Soomaaliya ayaa ka mid ah wadamada lagu arkay fayraska gudaha Afrika.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga